Guddiga hirgelinta doorashooyinka gobalada Waqooyi garabka Mahdi guuleed ayaa goordhaw magaalada Muqdisho ku doortay gudoomiyaha guddigaas. Khadar Xariir Xuseen ayaa loo doortay gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland, halka Nagiib Xuseen Samaale,…