U bood dhigaalka

Puntland: Deni Oo Shaaciyay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa shaaciyay liiska musharixiinta Aqalka sare ee maamulkisa.

Deni ayaa maanta soo saaray liiska 22 musharax kuwaas oo u tartamaya 11-kursi ee maamulka Puntland ku leeyahay Aqalka Sare ee BJFS.

Maamulka Puntland ayaa noqday maamulki seddaxaad ee si rasmi ah u magacaaba liiska musharixiinta Aqalka sare kadib Maamulada Koonfur galbeed iyo Jubbaland.

Hoos ma akhriso magacyada Musharixiinta Aqalka sare ee Puntland.