Faroole Oo Markale Loo Doortay Senator
Sheeko:Arrimaha Amniga
Senator Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ku soo baxay tartanka senadatara kursigii ugu horeyay ee dowlad gobaleedka Puntland.
Faroole ayaa kaga guuleystay musharixii la taratamayay codad dhan 54 , halka Maxamed Cismaan Colaad uu helay 11 cod .
Kadib tirinta codadka, Gudoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland ayaa natiijada ku dhawaaqay.
Goobjoog News.