Galmudug: Qoor-qoor Oo Shaaciyay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare
Sheeko:Arrimaha Amniga
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor, ayaa shaaciyay liiska musharixiinga Aqalka Sare Galmudug ku matali doonta.
Qoor-qoor ayaa liiskan ku shaaciyay musharixiinta 6 kursi oo ka mid ah 8-kursi oo Galmudug Aqalka sare ay ku leedahay.
Liiska la shaaciyay ayaa waxaa ka maqan siyaasiyiin sameyn ku lahaa baarlamaanki 10-aad ee dalka.
Hoos ka akhriso liiska magacyada Aqalka sare u tartameyso.