U bood dhigaalka

Gudoomiyihii Gobalka Bari Oo Oo Loo Doortay Senator Aqalka Sare Ah

Cabdisamad Yuusuf Maxamed  ayaa ku guuleystay kursiga shanaad ee doorashada Aqalka sare ee Puntland.
Cabdisamad Yuusuf Maxamed ayaa waxaa u tanaasulay musharixii la tartamayay Ismaaciil Mire Muumin, kaas oo sheegay in uu doorashada isaga haray. .

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay in musharax gaagaab uu ku guuleystay kursiga shanaad ee aqalka sare.

Goobjoog News