U bood dhigaalka

Waa Kuma Gudoomiyiha Gobalka Bari Ee Loo Doortay In Uu Noqdo Senator Ka Tirsan Aqalka Sare

Cabdisamad Yuusuf Maxamed  ayaa ku guuleystay kursiga shanaad ee doorashada Aqalka sare ee Puntland.
Cabdisamad Yuusuf Maxamed ayaa waxaa u tanaasulay musharixii la tartamayay Ismaaciil Mire Muumin, kaas oo sheegay in uu doorashada isaga haray.
Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan: 1996-dii, Guddoomiyihii wargeyska codka nabadda, 1996-2004 waxaa uu ahaa ganacsade, 2006-2008 waxaa uu noqday wasiirkii ganacsiga iyo warshadaha ee Puntland ee Cadde Muuse, 2019-2021 guddoomiyaha gobolka Bari.
Goobjoog News