Senator Cabdixakiim Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Aqalka Sare
Sheeko:Arrimaha Amniga
Waxaa goordhaw magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu doortay kursigii Shanaad ee Senatorada Aqalka sare galmudug ku matali doonta.
Senator Cabdi Xakiin Macalin Axmed kadib markii uu helay uu u tanaasulay musharixii la tartamayay oo lagu magacaabo Ismahaan Cabdi Xuseen
Gudoomiyaha Golaha wakiilada dowlad gobaleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada isagoo sheegay in Musharax Cabdi Xakiin Macalin Axmed uu ku guuleystay kursiga Afaraad ee doorashada Aqalka sare ee Galmudug.
Goobjoog News