Senator Dhageey Oo Loo Doortay In Markale Uu Kamid noqdo Senatorada Aqalka Sare
Sheeko:Arrimaha Amniga
Waxaa goordhaw magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu doortay kursigii Labaad ee Senatorada Aqalka sare galmudug ku matali doonta.
Senator Yuusuf Geelle Ugaas kadib markii uu helay uu u tanaasulay musharixii la tartamayay oo lagu magacaabo Daahir Faarax Fiidow.
Gudoomiyaha Golaha wakiilada dowlad gobaleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada isagoo sheegay in Musharax Yuusuf Geelle Ugaas uu ku guuleystay kursiga Labaad ee doorashada Aqalka sare ee Galmudug.
Goobjoog News