Senator Saciid Siyaad Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Aqalka Sare
Sheeko:Arrimaha Amniga
Waxaa goordhaw magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu doortay kursigii ugu horeyay ee Senatorada Aqalka sare galmudug ku matali doonta.
Senator Saciid Siyaad Shirwac kadib markii uu helay uu u tanaasulay musharixii la tartamayay oo lagu magacaabo Maxamed daahir.
Gudoomiyaha Golaha wakiilada dowlad gobaleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada isagoo sheegay in Musharax Saciid Siyaad Shirwac uu ku guuleystay kursigii ugu horeyay ee doorashada Aqalka sare ee Galmudug.
Goobjoog News