Waa Kuma Senator Dhageey Oo Loo Doortay In Markale Uu Kamid noqdo Senatorada Aqalka Sare
Sheeko:Arrimaha Amniga
Waxaa goordhaw magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu doortay kursigii Labaad ee Senatorada Aqalka sare galmudug ku matali doonta.
Senator Yuusuf Geelle Ugaas kadib markii uu helay uu u tanaasulay musharixii la tartamayay oo lagu magacaabo Daahir Faarax Fiidow.
Yuusuf Geelle Ugaas( Dhagey), oo ka tirsanaa baarlamaanka 10-aad ee federaalka ah, , waxaa uu ka tirsan yahay kooxda Waayo-arag, waxaa uu ka tirsan dadkii lasoo shaqeeyey madaxwweyne Qoorqoor, hadda waxaa uu ka adkaaday Daahir Faarax Fiidow.
Goobjoog News