Mareykanka Oo Baaraya Dad Rayid Ah Oo Dhintay Kadib Markii Ay Ka Soo Boodeen Diyaarad Hawada Ku Jirta Sheeko:Amniga Ciidamada cirka ee Mareykanka ayaa baaraya dhimashada dad rayid ah oo reer Afgaanistaan ah oo ka soo dhacay diyaarad militari kadib markii ay ka duushay garoonka diyaaradaha ee Kabul. Muuqaalo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiye Cirro: Khilaafka Guddiga Waxaa Sabab u ah Cadaadiska Maamul Goboleedyada Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa sheegay in ay jiraan cadaadis xubnaha guddiga uga imaanaya maamulada ay ka socdaan. ” Waxaa jira, waa cadaadis ka imaanaya maamul goboleedyada oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Ku Kala Jabay Habraacyada Doorashada Golaha Shacabka Qaar ka mid ah xubnaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa ka soo horjeystay habraacyada doorashada golaha Shacabka oo ay soo saareen guddiga qeyb ka mid ah. Guddigaan ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxayo Dagaal Ciidamada Daraawiishta Galmudug Iyo Al-shabaab Ku Dhex Maray Gobalka Mudug Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dagaallo saacadihii la soo dhaafay u dhaxeeyay ciidamada Daraawiishta dowlad gobaleedka Galmudug iyo xubna ka tirsan ururka Al-shabaab. Dagaalka ayaa ka dhacay deegaanka…