Maxaa Looga Hadlay Kulanka Rooble iyo Midawga Musharixiinta
Sheeko:Arrimaha Amniga
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Midowga Musharaxiinta oo ay ka wada hadleen dardargelinta howlaha doorashooyinka, turxaanbixinta habraacyadii 24-kii bishan iyo sidii loogu gudbi lahaa wajiga labaad ee doorashda Golaha Shacabka BFS.
Rooble iyo Musharixiinta sidoo kale kulankooda lagu gorfeeyay xaaladihii u dambeyay ee arrimaha doorashada.
Kulankan ayaana waxaa goobjoog ahaa inta badan xubnaha Golaha Midawga Musharixiinta.