Khasaaro Ka Dhashay Weerar Lagu Qaaday Garoon Diyaaradeed Oo Ku Yaallo Sacuudiga Sheeko:Amniga Diyaaaradaha aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaano Drone-ka oo ay leeyihiin Xuutiyiinta Yamen ayaa duqeyn ka fulisay gudaha garoonka diyaaradaha Abha ee dalka Sacuudiga sida ay sheegen xulafada uu horkacayo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Wacay Dhiggiisa Qatar Wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaq ayaa khadka telefanka kula xiriiray dhiggiisa Qatar ahna ku xigeenka ra’isul wasaaraha Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxman Al-taani. War Saxaafadeed…