Hanti Dhowrka Qaranka Oo Joojiyay Qandaraas Dubbe Uu Bixiyay
Sheeko:Arrimaha Amniga
Hanti dhowrka guud ee qaranka ayaa gebi ahaan baabi’iyay qandaraas wasiirka Warfaafinta uu ku bixiyay dhul ku yaallo gudaha Tiyaatarka Qaranka.
Xafiiska hanti dhowrka ayaa sheegay in aysan sax aheyn sharciyadda lagu bixiyay dhulkan, kadib baaq ka soo yeeray Hobalada Fanka.
Hoos ka akhriso wareegtada ka soo baxday xafiiska Hanti Dhowrka Qaranka