Fahad Yaasiin Oo Shuruud Ku Xiray Warbixinta Kiiska Ikraan Tahliil Sheeko:Amniga Agaasimaha Taliska NISA Fahad Yaasin Xaaji Daahir ayaa jawaab ka bixiyay amar uga yimid ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble . Rooble oo xalay 48- saacadood u qabtay Fahad Yaasin… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dal Soomaaliya Xiriirka U Jartay Oo Afganbi Uu Ka Dhacay Ugu yaraan inta la xaqiijiyay Laba qof ayaa ku dhaawacantay kadib markii ay rasaas fureen ciidamada dowladda kuwaas oo ku sugna afaafka hore ee Madaxtooyada Guinea. Ciidamada militeriga ayaa xukunka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Booliiska Oo Jirdil Iyo Xarig U Geeystay Wariye Bashiir Maxamuud Ciidamada booliska Soomaaliya aya xabsiga dhigay saxafiyiin tabinayay isku so baxay ka dhacay mogdishu oo lagu dalbanayay in cadaalad hesho ikraan tahliil. Bashiir maxamuud oo barnaamij soo saare goobjoog ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Kulan La Qaatay Qoyska Ikraan Tahliil Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Qoyska Ikraan Tahliil Faarax. Kulanka ayuu Rooble la yeeshay Hooyada dhashay Ikraan Tahliil iyo qoyska gabadha oo dulmane u…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Heshiis Laga Gaaray Muranka Doorashooyinka Somaliland Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho heshiis ku kala saxiixday Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillahi iyo Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahadi Maxamed Guuleed Khadar. Labada mas’uul oo muran kooda dhanka doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Abaaro Ku Dhuftay Gobalada Waqooyi Ee Dalka Kenya Warbixin ay soo saartay Hay’adda la socodka iyo Maareynta musiibooyinka dalka Kenya ayaa lagu sheegay in abaaro ba’an ay ku dhufteen gobalada ku yaalla waqooyiga dalkaas. Hay’adda ayaa sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Itoobiya: Kumanaan Ayaan Ka Dilnay Jabhadda, Ciidamada Ayaana Iska Caabiyay Weeraro U Qorsheysnaa Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa sheegay in ay iska caabiyeen dagaalada kooxda TPLF, taas oo ay shegen in ay jihooyin badan ka soo weerareeen gobalka Amxaarada. Sarkaal sare oo ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaafiic Xalay Lagu Weeraray Jowhar iyo Maamulka Hirshabeelle Oo War Ka Soo Saaray Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo weerar madaafiic loo adeeg saday oo xalay ka dhacay magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle. Madaafiicda ayaa la sheegay in ay si…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guudlaawe Oo Loogu Baaqay In Uu Shaaciyo Liiska Musharixiinta Aqalka Sare Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad gobaleed ee Hirshabeelle ayaa madaxweynaha Maamulkaas ugu baaqay in uu soo gudbiyo Liiska Musharixiinta Aqalka sare. War ay soo saareen guddiga ayeey madaxweynaha Hirshabeelle Cali…