U bood dhigaalka

Guudlaawe Oo Loogu Baaqay In Uu Shaaciyo Liiska Musharixiinta Aqalka Sare

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad gobaleed ee Hirshabeelle ayaa madaxweynaha Maamulkaas ugu baaqay in uu soo gudbiyo Liiska Musharixiinta Aqalka sare.

War ay soo saareen guddiga ayeey madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ku fareen in uu soo gudbiyo liiska Musharixiinta.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka Guddiga