Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweyay Go’aankii Xilka Looga Qaaday Fahad Yaasiin
Sheeko:Arrimaha Amniga
Golaha midawga musharixiinta ayaa soo dhaweyay go’aanka Ra’iisul wasaaraha dalka Xilka uu kaga qaaday Taliyihii nabad sugidda qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.
Midawga musharixiinta ayaa sheegay in ay go’aanka ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha uu sidoo kale fure u yahay sidii ay Ikraan Tahliil Cadaalad ku heli laheyd.
Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka Midawga musharixiinta