Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Kiiska Ikraan Tahliil Sheeko:Amniga Beesha caalamka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay Kiiska Ikraan Tahliil, oo aheyd sarkaalad ka tirsan ciidamada NISA. War ka soo baxay Saaxiibada Caalamka ayaa walaac looga muujiyay xaaladda Kiiska… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cali Guudlaawe Oo Lagu Wado In Uu Shaaciyo Liiska Aqalka Sare Ee Hirshabeelle Madaxweeynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa lagu wada in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo liiska Musharixiinta Aqalka sare ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle ku matali doona Baarlamaanka 11-aad.…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Keenay in Soomaalida Soo Dhoweyso Ceyrinta Fahad Yaasiin? Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo labada ugu da’da weyn 5-ta dowlad goboleed ee jirta ayaa soo dhoweeyey ceyrinta madaxii hore ee basaasiinta Fahad Yaasiin, iyaga oo ra’isul wasaare Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Xaaji Aadan “ Waxaan Diyaar U Nahay In Aan La Shaqayno Wasaaradda Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya” Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya iyo Xiriirka Kubadcag yaraha oo iska kaashanaya ayaa magaalada Muqdisho ka furay tartan u dhaxeeya afar koox oo ka mid ah naadiyada u diiwaangashan Xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah-faahinno Ka Soo Baxayo Dagaal Laba Maleeyshiyo Beeleed Ku Dhex Maray G.Hiiraan Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal laba maleeyshiyo beeleed oo wada daga gobalka Hiiraan ku dhex maray deegaanka Kabxanleey oo dhanka Waqooyi ka xiga magaalada Baladweyne. Dagaalka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland Oo Soo Dhaweysay Go’ankii Rooble Xilka Uu Kaga Qaaday Taliyihii Hore NISA Maamulka Puntland ayaa soo dhaweyay go’aanka ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble uu xilka kaga qaaday taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasin Xaaji Daahir. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Puntland…