Farmaajo Iyo Rooble Yaa Leh Awoodda Xil Ka Qaadista Wasiirada
Sheeko:Arrimaha Amniga
Ra’isul wasaaraha Ayaa Leh Xaqa Magacaabista iyo Ceyrinta Wasiirrada
Sida ku xusan qodibka 100-aad ee dastuurka KMG ah, ra’isul wasaaraha ayaa leh xaqa magacaabista iyo ceyrinta wasiirada.
Qodobkan dastuuriga ah, waxaa baabi’inayaa sheegashada Farmaajo ee iney geyr dastuuri tahay magacaabista wasiirka amniga gudaha.
Farmaajo oo horay looga adkaaday siyaasad ahaan ahaa u muuqda mid dastuur xataa looga adkaaday.