Hirsheelle: Cali Guudlaawe Oo Shaaciyay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare
Sheeko:Arrimaha Amniga
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shaaciyay liiska sideeda kursi ee dowlad gobaleedka Hirshabeele ku leeyahay Aqalka sare.
Liiska xubnahan uu magacabay Madaxweynaha ayaa ka dhigan maamulki ugu dambeyay ee soo saara xubnahiisa Aqalka sare
Hoos ka akhriso magacyada Liiska Xubnaha uu soo magacaabay madaxweynaha Hirshabeelle