Shirkii Farmaajo iyo Rooble oo Natiijo La’aan ku Dhamaaday Sheeko:Amniga Wararka ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in maanta markii ugu horeysay ay si fool-ka-fool xiisaddii ugu dambeysay ugu wada hadleen Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo ra’isul wasaare Rooble.… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Tababare Maxamed Cabdulle Farayare “Horomar Weyn Ayaan Ka Geysan Doonaan Kooxda Kubbadda Cagta Raadsan” Tababarihii hore Xulalka Qaranka Soomaaliya Maxamed Cabdulle Farayare ayaa qabtay shaqada kooxda kubbadda cagta Raadsan oo ka ciyaarta horyaalka Somalia Premier League, waxayna maamulka kooxda talaabadan ku sheegeen guul weyn…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Xaaji Aadan Cabdulle “Waa Nasiib Darro In Warbaahinta Ay Ka Maqnaadaan Dhacdooyinka Minifootboolka” Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Minifootboolka mudane Xaaji Aadan Cabdulle Mahdi ayaa fariin adag u diray warbaahinta Ciyaaraha gudaha, isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay in aysan bulshada la wadaagin horomarka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Itoobiya: Sheegashada Falaagada Ee Ka Bixitaanka Canfarta Taasi Run Ma Ahan Ciidamadeenna Ayaa Ka Saaray Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamada difaacada Tigrayga dagaal looga soo saaray gobalka ay dagaan Canfarta. War ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay in ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shahaado Bixinta Musharixiinta Aqalka Sare Hirshabeelle Oo Maanta La Soo Gaba Gabeynayo Waxaa maanta magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu soo gaba gabeynaya diiwaan gelinta iyo shahaado siinta musharixiinta Aqalka Sare ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle. Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Dadaallo Xal Loogu Raadinayo Hogaanka Villa Soomaaliya Oo Muqdisho Ka Socda Waxaa magaalada Muqdisho ka socda Muqdisho ka socda dadaalo xal loogu raadinaayo khilaafka ka dhex taagan labada xafiis ee ugu sareyso dalka. Dadaaaladaan oo ay hor kacayaan madaxweynayaashada dowlad gobaleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta Oo Guddoomiye Mursal Ku Eedeyay In Carqaladeeynayo Dadaalada Ra’iisul Wasaare Rooble Golaha midawga Musharixiinta ayaa gudoomiya golaha shacabka baarlamaankii 10-aad ku eedeyay in uu carqaladeynayo geddi socodka dadaalada doorashooyinka iyo maamulka Amniga ee ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble. War-saxaafadeed ay…