Rooble Oo Mamnuucay Amar La’aantiis In La Bixiyo Lacagta Dowladda
Sheeko:Arrimaha Amniga
Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa amar ku bixiyay in aan wax kharash ah oo aan laga fasixin xafiiska ra’iisul wasaaraha aan laga bixin bankiga dowladda.
Wareegto ka soo baxday xafiiska Rooble ayaa lagu mamnuucay in la aan laga bixin wax hantida dowladda, iyadoo Rooble uu sheegay in wareegtada ka soo baxday xafiiskiisa ay badaleyso wareegto Farmaajo horay uga soo baxday