Qaali Maxamuud:- Amarka Lagu Afduubtay Ikraan Waxa Bixiyay Farmaajo. Sheeko:Amniga Qaali Maxamuud Guhaad oo ah Hooyada sarkaalad ikraan Tahliil ayaa si kulul uga jawaabtay Guddiga uu Farmaajo usaaray kiiska gabadheeda, waxa ayna sheegtay in is hortaagidda Cadaaladda ee farmaajo ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo oo Kuwii La Tahunsanaa Qeyb Uga Dhigay Baarista Kiiska Ikraan. Arrintan ayaa u muuqato marin habaabinta cadaalad u helidda kiiska dilka ahaa ee Ikraan Tahliil, Farmaajo ayaa NISA oo la tuhunsanaa ku daray kuwa soo baaraya kiiska Ikraan Xeer Ilaaliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble Oo Lakulmay Hay’daha Maaliyadda Dalka. Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya waajibaadkiisa korjoogreynta, la xisaabtanka iyo xiriirinta shaqooyinka hay’adaha dowladda ayaa kulan la yeeshay hay’adaha maaliyadda dalka sida Wasaaradda Maaliyadda,Bangiga dhexe…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Abuukar Xasan “Waxaan Guul Ka Gaarnay Dalka iyo dibadda” Guddoomiye ku xigeenka Xiriirka Kubadcag yaraha Soomaaliya mudane Abuukar Xasan Yuusuf ayaa sheegay in doorashooda ka dib ay gaareen guulo waaweyn oo dhinaca gudaha dalka iyo dibadiisa,wuxuuna u mahadceliyay cid…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waxaa Shaqo Bilaabay Jidka Afgooye-Muqdisho ee Qatar Maalgelisay Waxaa maanta si rasmi ah loo furay waddada isku xirta Muqdisho ilaa Afgooye kadib in ka badan labo sano oo dhismo lagu waday. Jidkan oo inta uu socday ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Hirshabelle oo Bilaabeysa Doorashada Aqalka Sare, Akhriso Xildhibaannada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle ayaa maanta bilaabaya iney dhageystaan musharaxiin u tartami doonta ilaa siddeed kursi oo ka tirsan aqalka saree e baarlamaanka federaalka ah. Murshaxariinta oo gaaraya…