Senator Canjeex Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Senatorada Aqalka Sare Sheeko:Amniga Waxaa goordhaw magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu soo gaba gabeyay doorashada kursiga labaad ee Aqalka sare BJFS. Guddiga doorashada Baarlamanka Hirshabele ayaa shaaciyey natiijada kursigii labaad ee… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisul Wasaare Rooble oo uga Digay Farmaajo Inuu Marin Habaabiyo kiiska Ikraan Tahliil. Ra’isul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga digay farmaajo, inuu faragaliyo kiiska Ikraan tahliilm War qoraal ah oo kaso baxay xafiiska Rooble ayaa lagu yiri “Ra’iisul Wasaaraha XFS waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Markale Faray Hogaanka Villa Soomaaliya In Aan La Carqaladeeyn Kiiska Ikraan Tahliil Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray kaga jawaabay wareegto ka soo baxday xafiiska Farmaajo Rooble ayaa ka digay in la qaado talaabbo lagu carqaladeynayo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Senator Muuse Suudi Oo Markale Loo Doortay Senator Ka Tirsan Aqalka Sare Waxaa goordhaw magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu soo gaba gabeyay doorashada kursiga koowaad ee Aqalka sare BJFS. Kursigaan oo ay kuwada tartameen musharixiin gaareysa illa Afar musharax,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Musharixiinta La Kulmay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay xubnaha Midawga Musharixiinta. Kulanka Rooble iyo Musharixiinta ayaa waxaa goobjoog ahaa Madaxweynayaashii hore ee dalka iyo xubno ka tirsan Siyaasiyiinta Mucaaradka.…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Saacid Xuseen Cabdi “Hiigsigeenu Waa In Aan Fursad Siinaa Shan Milyan Oo Dhalinyarada Soomaaliyeed” Guddoomiyaha tartamada Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadcag yaraha mudane Saacid Xuseen Cabdi , sidoo kalane ah Guddoomiyaha isboortiga Degamda Warta Nabada ee Gobolka Banaadir ayaa Goobjoog kala hadlay arrimo badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Doorashada Aqalka Sare Hirshabeelle Oo Saaka Jowhar Ka Bilaabmeysa Waxaa saaka magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu wadaa in ay ka bilaabato doorashada kuraasta Aqalka sare ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle. Hoolka weyn ee baarlamaanka Hirshabeelle oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Guddiga FEIT Kala Hadlay Howlaha Doorashooyinka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay xubnaha guddiga doorashooyinka Heer federaal. Rooble ayaa warbixin ku aaddan halka ay marayaan howlaha doorashada ka dhageystay xubnaha…