Ra’iisul Wasaare Rooble oo uga Digay Farmaajo Inuu Marin Habaabiyo kiiska Ikraan Tahliil.
Sheeko:Arrimaha Amniga
Ra’isul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga digay farmaajo, inuu faragaliyo kiiska Ikraan tahliilm
War qoraal ah oo kaso baxay xafiiska Rooble ayaa lagu yiri “Ra’iisul Wasaaraha XFS waxa uu ka digayaa isku day kasta oo lagu marin habaabinayo Kiiska Ikraan Tahliil”
- Sidoo kale qoraalkan oo lagu baahiyay warbaahinta Dawladda aya lagu faray Ciidamada qalabka sida in ay ka fogaadaan waz kasta oo dhaawacaya kalsoonida shacabka “Ra’iisul Wasaaruhu wax uu farayaa Taliyayaasha Ciidamada Qalabka Sida in ay ka fogaadaan talaabo kasta oo wax u dhimi karta sumcadda ciidamada, dhaawicina karta kalsooni shacabka Soomaaliyeed”.