Rooble Oo Markale Faray Hogaanka Villa Soomaaliya In Aan La Carqaladeeyn Kiiska Ikraan Tahliil
Sheeko:Arrimaha Amniga
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray kaga jawaabay wareegto ka soo baxday xafiiska Farmaajo
Rooble ayaa ka digay in la qaado talaabbo lagu carqaladeynayo Cadaalad u helidda Kiiska Ikraan laguna sumcad dilayo Ciidamada Qalabka sida.
Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka Rooble