DR Dufle Oo Mar Labaad Kusoo Baxay Xubnaha Aqalka Sare Ee Hirshabeelle. Sheeko:Amniga Senatar Cismaan Maxamuud Dufle ayaa mar labaad loo doortay xilka Senatarnimo ee Aqalka Sare, kaddib markii wareeggii udambeeyay ee kala baxa ahaa uu ku guuleystay 68 cod. Musharaxa lRaage… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Dr.Cali Cusman Cali “Waan Bogaadinayaa Horomarka Ciyaartooyda Xulka Qaranka Kubadcag Yaraha Soomaaliya ” Xoghayihii hore Olomikada Soomaaliya Dr.Cali Cusmaan Cali ayaa soo dhaweeyay horomarka baaxda weyn ee ka socoda Xiriirka Soomaaliyeed ee Minifootboolka, isagoo bahda isboortiga ku dhiirigeliyay in au taageeraan da’daalada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiirka Haweenka Oo Sheegtay In La Weeraray Gurigeeda Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Marwo Xaniifa ayaa sheegtay in ciidama ka amar qaata madaxweynaha dowlad gobaleedka koonfur galbeed ay weerar ku qaadeen hoy ay daganeyd hooyadeed. Qoraal ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Bashiir Goobe Oo sarkaal Cusub Usoo Magacaabay Agaasimaha NISA Ee Caasimadda. Agaasimaha KMG ee Hayadda Nabad-Sugidda iyo sirdoonka Qaranka Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac {Bashiir Goobe} ayaa umagacaabay Gashaanle Muxidiin Maxamed Jimcaale Agaasimaha NISA ee Gobolka Banaadir. Sida muuqata waxa xilkiisii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhuxusha oo Lagu Gubo Meelo Ka Tirsan Muqdisho iyo Gaaskii oo Qaali Noqday Dhuxusha ayaa maalmahan lagu gubaa deegaanka Weydow ee galbeedka Muqdisho, iyada oo la sameeyey goobo gaar ah oo ilaa 2KM ah isku wareeg ah. Ganacsatada oo la lahlay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Doorashada Aqalka Sare Hirshabeelle Oo Maalinti Labaad Ka Socota Jowhar Waxaa Maalinti labaad magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu wadaa in ay ka qabsoonto doorashada Kuraasta Aqalka Sare ee maamulka Hirshabeelle. Musharixiinta maanta tartameysa oo kor u dhaafaya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Senator Fartuun Cabdulqaadir Oo Loo Doortay In Ay Ka Mid Noqoto Senatorada Aqalka Sare Waxaa magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu doortay kursigi seddaxaad ee kuraasta Aqalka Sare. Kursigaan oo ay kuwada tartameen musharixiinta kala ah Fartuun Cabdulqaadir Faarax Karaama iyo Sacdiyo…