Senetor Xasan Iidow Oo Kusoo Baxay Aqalka Sare Ee Hirshabeelle. Sheeko:Amniga Xasan Iidow Muxumad Kobac ayaa kusoo baxay kursiga 6aad ee Aqalka sare ku matalaya dowlad goboleedka Hir-shabeelle. Waxa uu ka guulaystay Musharax Cabdinuur Fareey kadib markii uu tanaasulay Ex sanetor… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Hannaanka Doorashada Aqalka Sare Ee Gobolada Waqooyi Oo Lasoo Saaray Gudoomiyaha aqalka sare BFS Cabdi Xaashi Iyo Ra’isul wasaare ku xigeenka Mahdi Guuled ayaa soo saaray Hannanka loo marayo Doorashada aqalka sare ee Gobolada Waqooyi(Soomaaliland). Waxana Qeyb ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Jabriil Xasan Fariid “Waan Ku Faraxsanahay Ku Soo Laabashada Heegan” Kabtankii hore kooxda Heegan Jabriil Xasan Fariid ayaa dib ugu laabtay kooxdiiisa sida lagu shaaciyay boga naadiga Heegan, wuxuuna laacib Jabriil Xasan Fariid sanadihii la soo dhaafay ka mid ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Khasaaro Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Buulo-burde Wararka naga soo gaarayo degmada Buulaburte ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax miinada nooca dhulka lagu aaso ah lagu bur buriyay qeybta nasiinada ee garoonka diyaaradaha degmada. Qaraxa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Ammaanka Oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Soomaaliya Shir deg deg ah oo ay golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ka yeesheen xaaladda Soomaaliya ayaa lagu baaqay siyaasiyiinta Soomaalida in ay xal ka gaaraan khilaafka dhexdooda ah. Kulankan ay yeesheen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal U Dhaxeeyo Beelo Walaalo Ah Oo Ka Dhacay Xanan-buure Wararka naga soo gaarayo deegaanka Xananbuurre ayaa sheegaya in dagaal xooggan uu saaka markale ku dhexmaray deegaanka Laba beel oo walaal ah oo deegaanka Wada daga. Dagaalka ayaa la sheegay…