Jadwalka Doorashada Senatorada Aqalka Sare Somaliland Oo La Shaaciyay Sheeko:Amniga Guddiga hirgelinta doorashooyinka Somaliland ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada Aqalka sare ee Somaliland. Jadwalka ayaa lagu sheegay in shaahado bixinta iyo diiwaan gelinta musharixiinta ay dhici doobto maalmaha Khamiista iyo Sabtida… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Kooxda Halgan Oo Dhiirigelisay Ciyaartooyda Iyo macallimiinteeda Kooxda Kubadcag yaraha Halgan ee ka dhisan degmada Hodan ayaa dhiirigelisay ciyaartooyda iyo macallimiinteeda, waxaana xafladan dhiirigelinta kooxda Halgan ka soo qeyb galay madax ka socotay Xiriirka kubadcag yaraha Soomaaliya,mas’uuliyeenta…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Aqalka sare Somaliland: Xaashi oo Kursi Loo Xiray, Dubbe, Iidle iyo Samatar oo Markii ugu Horeysay Kusoo Baxay Waxaa goordhow lasoo saaray liiska aqalka saree e Somaliland iyada oo lagu soo daray dad cusub, waxaana ka muuqato in liiskan uu ka tarjumayo heshiiska guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Liiska Musharixiinta Aqalkan Sare Somalilad Oo La Shaaciyay Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa si wada jir ah u shaaciyay Liiska Kuraasta Aqalka sare Gobalada Waqooyi. Labada Mas’uul…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Isku Day Afgambi Oo Ka Socda Khartoum Sudan! Isku day afgambi oo ka dhacay “Khartoum” ayaa “fashilmay” subaxnimadii hore ee Talaadada, TV-ga dowladda Suudaan ayaa sidaa baahiyay, iyadoo dadka ugu baaqday inay iska celiyaan kuwa wada Afgambiga. “Waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga TPLF Oo Soo Bandhigtay Fadeexad Ka Dhan Ah Itoobiya, Kadib Adeegsiga Sawirada Ciidamada Uzbekistan Ciidamada Jabhadda TPLF ayaa beeniyay sawiro iyo warar ay baahisay dowladda Itoobiya kuwaas oo lagu sheegay in ay Ciidamada Dowladda ay weerareen deegaanada Debark iyo Dabat oo ay ku sugan…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Faray In Si Deg-Deg Ah Loo Xaliyo Khilaafka Rooble iyo Farmaajo Xoghayaha arrimaha dibadda dowladda Mareykanka Antony Blinken ayaa bayaan uu soo saaray ugu baaqay in si deg deg ah loo xaliyo khilaafka ka dhex taagan hogaanka Villa Soomaaliya. Qoraalka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka ‘’ Covid-19 ayaa mar kale ka dillaacay Soomaaliya ‘’ Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka uuwajahayo mowjada seddaxaad ee xanuunka COVID-19 oo markale soo laba kacleeyay. Wasaaradda ma aysan shaacin ayaa xaqiijin nooca viruska ee hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Fahad Yaasiin Oo Kamid Ah Dadka Lagu Tuhunsan yahay Kiiska Ikraan Tahliil oo Muqdisho soo gaaray Taliyihii Haya’adda sugida Qaranka ee shaqada laga eryay Fahad Yaasiin ayaa saaka ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Fahad Yaasiin oo loo haysto Kiiska Ikraan Tahliil…