Liiska Musharixiinta Aqalkan Sare Somalilad Oo La Shaaciyay
Sheeko:Arrimaha Amniga
Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa si wada jir ah u shaaciyay Liiska Kuraasta Aqalka sare Gobalada Waqooyi.
Labada Mas’uul ayaa ku dhawaaqay musharixiinta kuraasta 11-ka ah ee Aqalka sare ay ku leeyihiin Somaliland.
Dhawaan ayey aheyd markii xal laga gaaray khilaafka labada mas’uul.