Somaliland Oo QM U Sheegtay In Aysan Qeyb Ka Aheyn Doorashooyinka Ka Socda Muqdisho Sheeko:Amniga Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa sheegtay inaysna shaqo ku laheyn doorashooyinka ka socda Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa Qaramada midoobay, Midawga Afrika iyo wadamada Caalamka loogu sheegay inaysan… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Cali Ismaaciil “ Waxaan Diyaar U Nahay Garabsiinta Kooxaha iyo Xulka Qaranka Kubadcag yaraha Soomaaliya” Guddoomiye ku xigeenka ahna madaxa suuq-geynta shirkadda Rakaab mudane Cali Ismaaciil ayaa kooxda Kubadcag yaraha ee Halgan u balanqaaday in ay garab Istaagi doonaan ilaa ay ka noqdaan horyaalka heerka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deg-Deg:- Qaraxa Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Marka Wararka naga soo gaarayo magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in goordhaw magaalada ka dhacay Qarax xooggan. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay gudaha gaarish…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sudan: Haraadiga Nidaamkii Hore Al-Bashiir Waxay Damacsanaayeen In Ay Afgambiyaan Dimuqraadiyadda Dowladda Sudan ayaa shaacisay in Afgambigii dhicisoobay ee shalay ka dhacay caasimadda dalka ee Khartum in ay ka dambeyeen ciidamo taageersan madaxweynihii hore ee talada dalkaasi laga tuuray Cumar Al-Bashiir.…