Doorashada Aqalka Sare Ee Gobolada Waqooyi Oo Dib-udhac Uu Ku Yimid
Sheeko:Arrimaha Amniga
Guddiga doorashooyinka gobolada waqooyi(Soomaaliland) ayaa bayaan ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in dib udhac uu ku yimid habraacii doorashada aqalka sare ee gobolada waqooyi oo 27 september oo berri ah loo balansana in ay musharixiinta jeediyaan khudbaha.
“Waxaan ku war gelinaynaa dhamaan musharixiintii isku diiwan geliyay tartanka Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland in uu dib u dhac ku yimid hadal jeedintii berri ay jeedin lahaayeen musharixiintu” ayaa lagu yiri bayaankan oo kaso baxay gudiga.
GOObJOOG NEWS.