Guddiga Doorashada Gobolada Waqooyi Oo Shaaciyay Xilliga Hadal jeedinta Musharixiinta Aqalka Sare Sheeko:Amniga Guddiga Hirgalinta Doorashada kuraasta gobolada waqooyi Somaliland ayaa sheegay inay bari musharaxiintu bilaabi doonaan hadal jeedintooda. “Guddiga maamulka Doorashada kuraasta gobolada waqooyi Somaliland waxay ogaysiinayaan dhamaan musharixiintii isku diiwan geliyay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Khasaaraha Kadhashay Qaraxii Kismaayo Oo Kordhay Faahfaahino dheeri aya kaso baxaya Qarax caawa fiidkii ka dhacay Maqaaxi ku Taala Magaalada kismaayo, Caasimada KMG ee Maamul Goboleedka Jubaland. Qaraxa ayaa ka dhacay Maqaaxi lagu nasto oo Loo…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Macallin Farayare “ Macallin Cabdi Joon Waan Ku Amaanayaa Shaqada Wanaagsan Uu Ka Qabtay Dhisida Kooxda Raadsan”. Macallinka kooxda Kubbadda Cagta Raadsan Maxamed Cabdulle Farayare ayaa u mahadceliyay tababarihii hore kooxda Raadsan Cabdiwali Maxamed Maxamuud ( Cabdi Joon) sida wanaagsan uu u dhisay kooxda Raadsan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galmudug Oo Ka Hadashay Dib Isu Abaabulida Ciidan Ee Ahlusunno Maamul goboleedka Galnudug ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dhaqdhaqaaqyada ay Ahlu-sunno ka wado degaano ka tirsan gobolka Galgaduud. Taliska Guud ee Booliiska Galmudug oo war-saxaafadeedkan soo saaray ayaa ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Uganda oo Farmaajo iyo Rooble Kala Hadashay Xisilooni Siyaasadeed iyo Amniga Doorashada Taliyaha ciidamada lugta Uganda oo maanta booqasho ku yimid caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa kulamo gaargaar ah la yeeshay Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo ra’isul wasaare Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo La Kulmay Taliyaha Ciidamad Lugta Uganda Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay wafdi uu hogaaminaayo taliyaha ciidamada lugta Uganda Gen.Muhorzi Kainerugaba. Kulanka ayaa waxaa ra’iisul wasaaraha dalka ku wehlinayay wasiirka Amniga xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qaar ka mid ah soomaalida ku dhaqan dalka sudan oo cabasho ka muujiyay safaaradda Soomaaliya ee Sudan Dadkan ayaa sheegay in safaaradda Soomaaliya ee Sudan ku taallo ay muddo dheer, ka diidaneyd u cusbooneysiinta baasabooradooda. Dadka ayaa sheegay in dowladda sudan ay dhowr jeer xirtay iyagoo loo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Aqoonyahan: Itoobiya Waxay u soo Socotaa Jubba iyo Shabeelle, Soomaaliya waa iney Taageerto Masar Shalay oo Axad aheyd, waxaa dunida la maamuusay maalinta webiyada dunida, iyada oo dadka lagu wacyigeliyo ahmiyadda biyaha webiga, isbadalka cimilada, in kaalin la iska saaro ilaalintiisa iyo arrimo kale.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Majaajiliiste Ajakis oo Ku Geeriyooday Muqdisho Kadib Markii uu 4 Maalin Koomo Ku Jiray Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday majaajiliistahii caanka ahaa Cabdi Muriidi Ajakis oo dhowr maalin xunuunsanaa. Ajakis ayaa isbitaalka la dhigay 23-kii bishan kadib markii uu joogga ka dhacay, isaga…