Rooble Oo Ku Baaqay In Si Deg Deg Ah Loo Bilaabo Doorashada Golaha Shacabka Sheeko:Amniga Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa daahfuray dhageysiga khudbadaha Musharixiinta aqalka sare ee Somaliland. Rooble oo Afisyooni kaga qeyb galay Dhageysiga khudbadaha Musharixiinta aqalka sare ee Somaliland, ayaa sheegay… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Mayman “ Waa Ka Fariisanayaa Ciyaaraha” Laacibkii hore kooxaha Heegan, Elman, LLP Jeenyo iyo Horseed Maxamuud Cabdi Nuur ( Mayman) ayaa sheegay in uu gabi ayaan ka fariisnaayo dheliista kubbadda cagta kooxaha iyo Xulka Qaranka Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga ONLF Oo Soo Dhaweysay Iscasilaadda Wasiirkii Haweenka Itoobiya Jabhadda Xoreynta Ogaadeeniya ee ONLF ayaa soo dhaweysay iscasilaadda ay sameysay wasiirkii wasaaradda Haweenka iyo carruurta Dalka Itoobiya. ONLF ayaa sheegtay in ay soo dhaweynayaan Iscasilaadda Filsan Ahmed oo horay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ilaalada Madaxweynaha Puntland Oo Dil U Geystay Gabar Dhalinyaro Ah Wararka naga soo gaarayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in ciidamada ilaalada u ah madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ay dileen gabar shacab ah. Ciidamada ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Afisyooni: Dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta Aqalka Sare Ee Somaliland Oo Saaka Bilaabmaysa Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka bilaabmaya dhageysiga khudbadaha Musharixiinta Aqalka sare ee Somaliland. Guddiga doorashooyinka Aqalka sare ayaa ku dhawaaqay in maanta oo Talaado ah shaaciyay in ay dhageysanayaan Ergooyinka…