Leyla Axmed Oo Loo Doortay In Ay Kamid Noqoto Aqalka Sare
Sheeko:Arrimaha Amniga
Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga Shanaad ee kuraasta Gobalada Waqooyi ku leeyihiin Aqalka Sare.
Kursiga Shanaad ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ah Maxamed Maxamuud Cabdi iyo leylo Axmed Ismaaciil.
Kursiga ayaa waxaa ku soo baxay Senator Cismaan leylo Axmed Ismaaciil, kadib markii uu u tanaasulay musharax Maxamed Maxamuud Cabdi.
Waxaa sidaas kursiga Shanaad ee doorahada Aqalka sare ee Somaliland ku soo baxay leylo Axmed Ismaaciil.
Goobjoog News