UN-Ka Iyo Midawga Afrika Oo Goobjoog Ka Ah Doorashada Aqalka Sare Ee Somaliland
Sheeko:Arrimaha Amniga
Ergayga gaarka ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha soomaaliya James Swan, ayaa goobjoog ka ah doorashada kuraasta Aqalka sare ee Somaliland.
Doorashada oo hadda ka socota hool ku yaalla Afisyooni ayaa maanta lagu dooranaya Lix kursi oo ka mid ah 11-kursi ee Aqalka Sare Somaliland ku leedahay.
Dhanka kale goobjoog ka ah doorashada wafdi ka socda midawga Afrika oo uu hogaaminayo Ambaasador Francisco madeira.
Sawiaro
Goobjoog News