Sheekh Maxamed Shaakir: Ciddi Aan Shabaab Aheyn Ee Nala Dagaasha Waxaan U Qaadaneynaa In Ay Afkaartooda Ay Ku Dagaalamayaan Sheeko:Amniga Hogaamiyaha Ahlu-sunna waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir ayaa sheegay in dagaalka ka socda galmudug uu yahay dagaal ay kula dagaalamayaan Ururka Al-shabaab. Sheekh Maxamed Shaakiir oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Laascaanood: Ciidamada Somaliland Oo Xiray Ganacsato La Sheegay In Ay Ka Soo Jeedaan Koonfurta Soomaaliya Wararka naga soo gaarayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska magaalada ay xir xireen qaar ka mid ah dadka ku ganacsado magaalada. Ganacsatadaan ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga QM Oo Sheegtay Dowladda Itoobiya In Aysan Sharci U Laheyn Saraakiil Ka Tirsan In Ay Ceeyriso Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dowladda Itoobiya aysan sharci u laheyn in dalkeeda ay ka ceyriso saraakiil ka tirsan Qaramada Miidobay. Itoobiya ayaa ku dhawaaqday cayrinta khamiistii, iyadoo ku eedeysay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble OO War Ka Soo Saaray Xiisadda Dagaal Ee Galmudug Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble, ayaa war-saxaaafadeed ka soo saaray xaaladda dagaal ee ka taagan deeganada Galmudug. Rooble ayaa ugu horeyn ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday dagaalada ka socda…