Mareeyaha Garoonka Baardheere Oo Laqirxayay
Sheeko:Arrimaha Amniga
Mareeyaha garoonka diyaaradaha degmada baardheere Jaamac cali hire ayaa ka badbaaday qarax lala beegsaday.
Qaraxan oo loo adeegsaday Bajaaj la dhigay waddada dhinaceeda ayaa lala eegtay gaariga maareeyaha garoonka Baardheere swaxana halkaa laxaqiijiyay dhaawaciisa mana jiro khasaare dhaawac ama dhimasho kale.
GOOBJOOG NEWS.