Xafladda Daahfurka Istaraatiijiyada Maaraynta Kheyraadka Biyaha Oo Muqdisho Lagu Qabtay Sheeko:Amniga Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay xaflad lagu daahfurayo Istaraatijiyadda Maamulka Kheyraadka Biyaha oo ay goobjoog ka ahaayen Masuuliyiin ka socda Dowlada Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Hayadaha ku howlan arimaha… 4 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cali Shacbaan Oo Kusoo Baxay Kursiga 7aad ee Hirshabeelle ku Matalaya Aqalka sare Cali shacbaan Ibraahim ayaa kuso baxay kursiga 7aad ee sanatarada ka imaanaya dowlad goboleedka Hir-shabeelle ee ka mid noqoya Barlamaanka 11aad ee dalka. Xanafi Sheekh Bashiir iyo Cabdalla Cabdi Xuseen, …
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Qatar U Baxay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa safar ugu amba baxay magaalada Doxa ee dalka Qatar. Rooble ayaa casuumaad ka helay amiirka dalka Qatar Sheikh…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Abiy Ahmed Oo Markale Loo Doortay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Ra’iisul wasaarihii dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa markale loo dhaariyay in uu noqdo ra’iisul wasaaraha dalkaasi dhaca geeska Afrika. Abiy Ahmed ayaa noqonaya ra’iisulwasaaraha Itoobiya shanta sano ee soo socota,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Doorashada Aqalka Sare Hirshabeelle Oo Maanta Jowhar Lagu Soo Gabagabeynayo Waxaa magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu wadaa in maanta ay ka qabsoomto doorashada laba kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka sare Hirshabeelle ay ku leedahay. Doorashada…