Malaga Yaabaa in Farmaajo Olole Siyaasadeed Ka Dhigto Guusha Soomaaliya ee Kiiska Badda? Sheeko:Amniga Bishan October 12-keeda waxaa la filayaa in maxkamadda Cadliga dunida ee ICJ ay ku dhawaaqdo natiijada muran badeedka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, kadib 6 sano oo kiiska uu yaallay… 6 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Dhaqaalaha Qaranka oo daahfuray “Istaraatijiyadda Isbeddelka Koboc iyo Dhaqaale ee Soomaaliya” Golaha Dhaqaalaha Qaranka oo ah Gole La-talin kaasi oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ka taageera dejinta iyo fulinta siyaasadaha dhaqaale iyo bulsho ayaa daahfuray Istaraatijiyadda Koboc iyo Dhaqaale ee Soomaaliya isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Dadkii Laga Soo Raafay Laascaanood Midawga musharixiinta ayaa war ka soo saaray xaaladda dadka laga soo raafay magaalada Laascaanood ee Somaliland. Golaha ayaa sheegay in aad ah uga xunyihiin raafitaanka dadka ka soo jeed Koonfurta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliyihii Xerada Kaarayaasha Oo Burco Lagu Dilay Wararka naga soo gaaraya magaalada Burco ayaa sheegaya in goordhaw magaalada lagu toogtay taliyihii xerada kaarayaasha Mursal Meygaag. Dilka taliyaha ayaa la sheegay in uu ka dambeyay mid ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga India Oo Bixineysa Magdhawga Dadkii U Dhintay Corona Virus Maxkamadda sare ee dalka India ayaa taagertay go’aanka dowladda dalkaasi ay magdhaw ku siineyso dadkii eheladooda ay u dhinteen safmareenka Covid-19. Go’aanka maxkamadda ayaa waxa uu daba jooga codsi ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Xildhibaano Ay Ku Dhaawacmeen Oo Ka Dhacay Jowhar Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dowlad gobalkeedka Hirshabeelle ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay magaalada. Xildhibaanada qaraxa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dil Ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in saaka lagu dilay laba nin oo ka tirsan ciidamada dowladda. Ragga la dilay ayaa lagu kala magacaabi jiray…