Qarax Qasaaro Nafeed Geystay Oo Cawa ka Dhacay Gobolka Shabeelaha Hoose Sheeko:Amniga Qarax qasaaro nafeed gaystay oo ah nuuca dhulka lagu aaso aya caawa ka dhacay degaanka jannaale ee gobolka Shabeelaha Hoose. Qaraxan Miino Oo Caawa Fiidkii Ka Dhacay Deegaanka Janaale… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qoraagii Sheekadii Maana Faay Oo Geeriyooday Allaha u naxariiste waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday qoraagii caanka ahaa Dr Maxamed Dahir Afrax. Dr Maxamed ayaa maalmihi la soo dhaafay ku xanuunsanayay isbitaal ku yalla…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dr. Maxamed Afrax oo Geeriyoodey, Akhriso Taariikh Nololeedkiisa Waxaa goordhow geeriyoodey Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ahaa guddoomiyaha guddiga dib u eegista dastuurka iyo madaxa Akadeemiya-Goboleedda Af-Soomaliga kadib xanuun in muddo ah hayey. Haddaba, Halkan Ka Akhriso Taariikh…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Lakulmay Guddiga FEIT iyo kan Gobollada Waqooyi Ee SEIT Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomqqliya Maxamed Xuseen Rooble atya lakulmay gudiga doorashooyinka heer faderaal (FEIT) iyo Gobollada waqooyi SEIT isago ka dhagaystay warbixino la xiriira doorashada. Ra’iisul Wasaare Rooble…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sacuudiga Oo Safiir U Soo Magacaabay Soomaaliya Boqorka Boqortooyada Sacuudiga Salmaan Bin Cabdi casiis ayaa safiir cusub u soo magacawday dalka Soomaaliya, kaas oo xukuumadda Riyad u fadhin doona Muqdisho. Axmed Bin Maxamed Al-Muwallad, ayaa loo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga UK Oo Soomaaliya Ka Saartay Liiska Dalalka Qadka Cas Oo Horay Ay Ugu Dartay Dowladda UK ayaa sheegtay in ay Soomaaliya ka saartay liiska dadka dalkeeda marka ay yimaadaan la karantiilayo. Liiskan ayaa horay Soomaaliya loogu daray kadib markii xukuumadda ra’iisul wasaare Boris ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kenya: Ma Aqbalneyno Go’aanka ICJ Sida ay qortay The Star, Macharia Kamau oo ah xogheyaha joogtada ah ee wasaaradda Arrimaha dibadda wasiirka arrimaha dibadda Kenya ayaa sheegay in maxkmadda ICJ aaney ikhtisaas u laheyn kiiska…