ICJ Oo Shaacisay Saacadda Ay Ku Dhawaaqeyso Go’aanka Kiiska Badda Soomaaliya iyo Kenya Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda cadliga adduunka ICJ, ee fadhigeedu uu yahay dalka Holland ayaa shaacisay saacadda ay ku dhawaaqeyso kiiska dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo kenya. ICJ oo horay u shaacisay kadib dhageysiga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Nabadda iyo Ammaanka Afrika Oo Ansixiyay In Soomaaliya La Keeno Ciidamo Isku Dhaf Ah Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa ansixiyay in la keeno ciidamo isku dhaf ah oo beddela AMISOM dhammaadka sannadka inkasta oo Soomaaliya ay ka soo horjeedo soo jeedintaas.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Dib U Dhaca Doorashada Golaha midawga musharixiinta ayaa walaac ka muujiyay dib u dhaca ku yimid doorashada golayaasha baarlamaanka iyo tan madaxweynaha Soomaaliya. Midawga ayaa sheegay in ay aad uga xunyihiin in tiro seddax…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abiy Ahmed Oo Aqbalay In La Dhexdhexdaayo Isaga iyo TPLF Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa soo dhaweeyay go’aanka ururka midawga Afrika madaxweynaha dalka Sudan uu ku dhexdhexaadinayo dagaalka sanad jirsaday ee Itoobiya iyo TPLF. Afhayeenka Madaxweynaha Sudan Ateny Wek…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ahlu-Sunna Oo Isaga Baxday Matabaan Wararka naga soo gaarayo degmada Matabaan ee kala qeybisa gobalada Hiiran iyo galgaduud ayaa sheegaya in maanta ay isaga baxeen ciidamada Ahlu sunna oo muddooyinkii u dambeyay ay ku sugnaayeen.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Qadka Kala Hadlay Wafdiga Soomaaliya Uga Qeyb Galaya Dhageysiga Go’aanka Badda Ra’iisulwasaarada xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan dhanka fogaan aragga ah la yeeshay guddiga kiiska dacwadda Badda Soomaaliya. Wafdiga guddigaan oo uu hogaaminayo ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi…