Kiiskii Badda oo Soomaaliya Ku Guuleysatay Balse Qeyb Baddii ka mid Kenya loo jaray Sheeko:Amniga Waxaa goordhow soo baxay go’aanka maxkmadda cadliga adduunka iyada oo kiiska ay Soomaaliya ku guuleystay laakin dhulkii ay rabtay ma wada helin, oo Kenya ayaa qeyb heshay. ICJ marka kiis… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Kiiska Badda iyo Dadkii Ku Lug lahaa 7-badii sano ee lasoo dhaafay Kiiska badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya oo maanta lagu soo gabagabeynayo Hague ayaa waxaa ku lug lahaa 7-badii sano ee lasoo dhaafay dad kala duwan. Hadaba halkan ka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Uhuru Kenyatta oo Maanta Shir Guddoomin Doona Golaha Ammaanka, Kana Hadli Doona Soomaaliya! Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo booqasho labo maalin ah ku jooga xarunta qaramada midoobey ee magaalada New York ayaa maanta oo talaado ah lagu wadaa inuu shir guddoomiyo golaha ammaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga October 12, Maanta oo La Filayo Gunaanadka Kiiska Muranka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya Waxaa galabta 4-ta xilliga Muqdisho loo balansan yahay dhageysiga gunaanadka kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya kaas oo soo jiitamay tan iyo 2014-kii. Maxkamadda Cadliga adduunka ee ICJ ayaa lagu…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Taariikhda Maalinta Calanka Soomaaliyeed iyo Ku aadista Guusha Kiiska Badda Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta calanka Soomaaliyeed, sidaasi ay tahay waxaa ay ku aaday iyada oo Soomaaliya u dhego tageyso natiijada kiiska badda ee ICJ…