Dowladda Ingiriiska oo Maalgelin-doonta Ballaarinta Dekadda Berbera, Somaliland Sheeko:Amniga Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters, shirkadaha DP World ee Imaaraadka iyo midda dowladda Ingiriiska ee CDC ay heshiis ku gaareen iney wada maalgeliyaan dekado Afrika ah, oo ay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Cumar Cabdirashiid: Sheekh Shariif Go’aanka MOU Waa Ogaa, Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Aamusay Ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo goordhow qoraal soo dhigay bartiisa Twitterka ayaa ku sheegay in madaxweyne Sheekh Shariif uu wax ka lahaa go’aanka lagu saxiixay MOU-ga badda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Abaar Iyo Xanuun Aan La Aqoon Oo Ku Dhuftay Deegaanno Ka Tirsan Maamulka Jubbaland Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ugu baaqay in hay’adaha gurmadka ay gargaar bini aadanimo gaarsiiyaan Abaaro daran oo ku dhuftay deegana ka tirsan Jubbaland. Qeyba ka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Amxarada Oo Bilaabay Guluf Ka Dhan Ah TPLF Ciidamada Itoobiya ayaa bilaabay guluf dagaal oo ka dhan ah jabhadda TPLF ee ku sugan gobalka Amxarada ee dalka Itoobiya. Hogaanka TPLF ayaa dhankooda sheegay in ay jiraan dhaqdhaqaaqyo aysameynayaan…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Uhuru Kenyatta:- ICJ Cadaalad Maaha, Waxaan Sameyn Doona Wax kasta Si an U Ilaaliyo xuduudaha Jamhuuriyadda Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa si kulul uga hadlay go’aankii maxkamadda sare ee Qaramada Midoobey ee ahaa in Soomaaliya gacanta loo gelinayo inta badan biyaha badweynta Hindiya ee markii hore…