Rooble Oo Munaasabad Mahad Celin ah Usameeyay Wafdigii Soomaaliya Ee ICJ Xaadiray Sheeko:Arrimaha Amniga Munaasabad soo dhoweyn iyo mahadcelin isugu jirta oo loo dabaaldagayo go’aanka maxkamadda ICJ ayaa haatan ka socota Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Munaasabadda oo uu goobjoog kayahay Ra’isul… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dr.Cumar Aadan Rooble:- Waa in Guriceel Gacanta Galmudug Kusoo noqotaa Musharax xildhibaan Dr.Cumar Aadan Rooble oo kursigiisu yaalo galmudug ayaa ka hadlay xaaladda amni iyo Siyaasadeed ee ka jirta maamulka Galmudig si gaar magaalada Guriceel. Dr cumar oo lahadlay GOOBJOOG…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shil Gaari Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Hargeysa Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in caawa uu ka dhacay shil gaari. Shilka ayaa la sheegay in uu ka dhacay wadada dhanka galbeed looga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Kulan La Qaatay Mehmet Yilmaz Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Muqdisho Mehmet Yilmaz . Rooble ayaa safiirka kala hadlay xiriirka lamada xukuumad iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Sabab Dhimashada Mas’uuliyiin Ka Tirsan Gobalka Hiiraan Oo Ka Dhacay Baladweyne Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in goordhaw uu qarax xooggan uu ka dhacay saldhiga degmada Balaweyne. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa miinaco, kaas oo sababay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland: Arday Banaanbax Dhigaysay Oo Lagu Xiray Hargeysa Wararka naga soo gaarayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in maanta arday wax ka barata mid ka mid ah iskuulada ku yaallo magaalada oo banaanbax ka dhigayay Afaafka hore ee wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Gurmad U Fidinayo Dad Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Afgahnistan Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay gurmad bini aadanimo iyo lacago ay garsiineyso dadkii lagu dilay qarax ka dhacay Kabul xilligii mareykanka uu isaga soo baxayay dalka Afghanistan. Waaxda gaashaandhigga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kiiskii Badda: Dalalka La Kala Saftay Soomaaliya iyo Kenya Inkasta oo lasoo gabagabeeyey kiiska Badda, Soomaaliyana ay ka guuleysatay Kenya hadana 7-badii sano ee dacwadu taallay ICJ, waxaa jiray in dalalka ay caalamka ay la kala safteen Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad Soomaali Ku Jiraan Oo Lagu Dhaawacay Weerar Ka Dhacay Mareykanka Booliiska magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota, ayaa xaqiijiyay in ay dhaawacmeen illa iyo lix qof kadib markii ay kooxa kala duwan isku rasaaseyn qeyba ka mid ah magaalada Saacad gudaheed.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QM Oo Sheegtay In Ay Sare U Kaceen Dadka Somaliland Ay Ka Soo Barakicisay Deeganadeeda Hay’adda qaramada Midoobay u qaabilsan xiriirinta arrimaha bani’aadminnimada ee OCHA, ayaa sheegtay in ay sare u kaceen dadka laga soo barakiciyay deeganada Somaliland. Warbixin ay soo saartay ayeey hay’adda ku…