Sacuudiga Oo Si Buuxda U Furay Masjika Barakeysan Ee Kacbada Sheeko:Amniga Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa dib u fasaxday in si toos ah loogu tukado Maskidka barakeysan ee Kacbada. Sacuudiga ayaa tan iyo markii uu soo bilabaamay xanuunka safmareenka Covid-19 waxa ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guriceel:- Ciidamada Xooga Dalka Iyo Kuwa Galmudug Oo wada Guluf ka dhan ah Shiikh Shaakir Xiisad colaadeed oo heerkoodu saarreeyo ayaa maanta ka jirta magaalada guriceel ee Goblka galgaduud, ka gadaal markii Ciidamada xoogga Dalka iyo kuwa Galmudug oo is garabsanaya ay kusoo dhowadeen magaalada.…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Erdogan Oo Safar Ku Maraya Dalal Ka Tirsan Qaaradda Afrika Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa socdaal ku imaanaya qaaradda Afrika, halkaas oo uu dalal dhowr ah isugu mari doono. Erdogan ayaa socdaalkiisa waxa uu salka ku haya sida…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jaamacadda Carabta Oo Soo Dhaweysay Go’aanka ICJ Ururka Jaamacadda Carabta ayaa war ka soo saaray go’anki dhawaan maxkamadda ICJ ay ugu kala xukuntay badda Soomaaliya iyo Kenya. Dalalka ku mideysan Jaamacadda Carabta ayaa sheegay in ay aad…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Soomaaliya: Askar Tuuga Ah Oo Xukun Lagu Riday Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta xukun xabsi ciidan ah ku ridday laba eedeysano oo bila ka hor ka soo muuqday baraha bulshada xilli ay dhac u geysanayeen carwo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Al-shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ciidamada Puntland Ku Leeyihiin Gobalka Bari Wararka naga soo gaarayo gobalka Bari ayaa sheegaya in xubna ka tirsan ururka Al-shabaab ay saaka waaberigi hore weerar ku qaaden saldhig ciidamada Puntland ay ku leeyihiin gobalka. Kooxa hubeysan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga UK Oo Shaacisay Magaca Soomaaligi Dilay Xildhibaan Sir David Booliiska dalka UK ayaa shaaciyay magaca nin Soomaali ah oo loo heystay dilka xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalkaas oo Jimcihii lagu dilay Essex. Ninkaan magaciisa booliiska ay sheegen oo la…