Amiir Shabaab Oo Waran Lagu Dilay Sheeko:Amniga Wararka ka imaanaya deegaanka xawaadley, oo hoostaga gobalka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in deegaanka oo ay ku sugan yihiin ururka Al-shabaab uu qofka mid ah dadka shacabka ah dil u… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jadwalka Doorashada Aqalka Sare Jubbaland Oo La Shaaciyay Guddiga doorashooyinka dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada kuraasta Aqalka sare ee Jubbaland. Siyaad Maxamed Mursal oo ah guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga 10 Bilyuuneer oo Go’aan Ku Gaaray in Hantida aaney Dhaxlin Caroortooda, Liis La Yaab Leh! Dunidan in aad Bilyuuneer noqoto waa wax adag, oo ay gaaraan uun dad fara ku tiris ah, waxay ku timaadaa shaqo adag, hawlkarnimo iyo nasiib, waxaana iska caadi ah in…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Mek’ele: TPLF Oo Shaacisay In Diyaaradaha Ciidamada Itoobiya Ay Soo Weerareen Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa sii xoojiyey weerarada iyo gulufka ka dhanka ah Tigrayga ee ay ka geysanayaan gudaha gobalka iyo qeybaha ay ku sugan yihiin Jabhadda. Magaalada caasimadda u ah…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Wakiilkii Mareykanka Ee Afghanistna Oo Iscasilay Ergeygii ugu sareyay ee maamulka madaxweyne Biden u qaabilsanaa dalka Afghanistan ayaa iska casilay xilkiisa kadib laba biilood un markii ay ka soo wareegatay kabixitaankii Mareykanka Afghan 21 sano kadib.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Shabeellaha Dhexe Wararka naga soo gaarayo gobalka sheebbalaha dhexe ayaa sheegay in qarax miino oo ka dhacay tuullo lagu magacaabo Buulo-quute oo hoostagta degmada Balcad ay ku dhinteen dad shacab ah. Qaraxa…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Wararkii Ugu Dambeyay Ee Xaaladda Magaalada Guraceel Waxaa saaka markale xaalad cakiran ay ka taagan tahay magaalada Guriceel ee gobalka Galgaduud halkaas oo ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu-sunna isku hor fadhiyaan. Kooxda Ahlu-sunna ayaa waxaa ay xalay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Axmed Madoobe Oo Shaaciyay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare Ee Harsaneyd Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa shaaciyay liiska kuraasta Aqalka sare ee ka dhinneyd maamulkiisa. Axmed Madoobe ayaa soo saaray musharixiinta ku tartameysa afarta kursi ee qeybta…