Guddiga Doorashada Jubaland Oo Axmed Madoobe Ka Dalbaday Inuu Badalo mid kamid ah Musharixiinta Aqalka Sare Sheeko:Amniga Guddiga doorashada Jubbaland, ayaa Ka dalbay Madaxweynaha Jubbaland in uu soo buuxiyo mid ka mida kuraasta afarta ah ee aqalka sare oo qof ka mida musharixiinta uusan isdiiwaan gelin Maanta.… 1 daqiiqo