Dowladda Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegtay Guriceel Sheeko:Amniga Ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka galmudug ayaa si rasmi ah ula wareegay magaalada guriceel ee gobalka galgaduud oo maanta dagaal saacada qaatay uu kula dhex maray iyaga iyo ururka Ahlu-sunna.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Bashiir Goobe Umagacaabay Xil kale.. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Bashiir Goobe umagacaabay wasiiru-dawlaha wasaaradda Howlaha Guud iyo dib udhiska xukuumada faderaalka Soomaaliya. “Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa wareegto uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Dowladda Oo La Wareegay Saldhigga Degmada Guriceel Wararkii ugu dambeyay ee naga soo gaaray magaalada Guriceel ayaa sheegaya in gooba muhiim ah oo ka tirsan magaalada ay la wareegeen ciidamada dowladda. Goobaha ay qabsadeen ciidamada dowladda ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga QM Oo Ka Deyrisay Xaaladda Gobalka Tigrayga Qaramada midoobay ayaa walaac xooggan ka muujisay xaaladda gobalka dhaca waqooyiga dalka Itoobiya ee Tigrayga. Gobalka oo maalmihi la soo dhaafay ay duqeyn dhanka cirka ah ka fulinayeen ciidamada dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deg-Deg:- Dagaal Ka Qarxay Guriceel Wararka naga soo gaarayo magaalada Guraceel ee gobalka galgaduud ayaa sheegaya in goordhaw uu dagaal xooggan ka qarxay gudaha magaalada, dagaalka ayaana u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo ururka Ahlu-sunna. Dagaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Wararki Ugu Dambeyay Ee Xaaladda Magaalada Guriceel Waxaa saaka xaalad kacsanaan ah laga dareemaya magaalada Guraceel ee gobalka Galgaduud halkaas oo ciidama ka tirsan kuwa maamulka Galmudug oo kaa shanaya ciidamada dowladda federaalka iyo xubna ka tirsan…