U bood dhigaalka

Shacabka Puntland oo Aroornimo Taagan Safaf Dhaadheer si ay uga Qeyb galaan Qof iyo Cod

Shacabka Puntland ayaa xilligan aroorta ah galay safaf dheer, isuna diyaarinaya in ay Goordhaw codkooda dhiibtaan degmada Eyl.

 

Wararka ayaa sheegaya in doorashadan oo 8 urur xisbi ku tartamayaan ay noqon doono mid adag.

 

Waa makii ugu horeysay oo la qabto doorashada noocaan ah tan iyo markii ay dhacday dowladdii rayidka 1969